Month: January 2021

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed

Hordhac Muddo badan, aad u badan, gaar ahaan soddonkii sannadood ee u dambeeyay oo ay soo lammaaniso soddonkii ka horreeyay, Soomaaliya waxa ay la daaladhacaysay helitaan la?aanta, hanasho la?aanta iyo in aysan jirin cid buuxisa kaalinta hoggaamineed ee waddanka lagu dhigi lahaa meesha ku habboon, wax lagaga beddeli lahaa ama lagaga samatabixin lahaa dhibta iyo …

Soomaaliya kadib Carta: Kaalinta Maqan ee Hoggaamineed Read More »

?Aargoosiga dilkii Suleymaani wuxuu ka dhici karaa gudaha Mareykanka ? ayuu yiri Ismaaciil Qaani,

Xurgufyada ka dhaxeyso Mareykanka iyo Iiraan waxay soo socotay in ka badan 40 sano illaa iyo hadana xal waara lagama gaarin khilafaadka u dhaxeeyo labadaan wadan. Taliyaha ciidamada khaaska ah ee ilaalada kacaanka Iiraan, Ismaaciil Qaani, ayaa sheegay in ?dilka loo geystay taliyihii hore ee ciidankaas, Janaraal Qaasim Suleymaani, uusan Iiraan ka hor istaagi doonin …

?Aargoosiga dilkii Suleymaani wuxuu ka dhici karaa gudaha Mareykanka ? ayuu yiri Ismaaciil Qaani, Read More »