Aasaasaha

Wakaaladda Somalism waxaa aasaasay Cabdijabaar Sh. Axmed, oo ah qoraa iyo falanqeeye Soomaaliyeed oo ku taqasusay cilmiga diplomasiyadda caalamiga, Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. 

“Ujeedka rasmiga ah ee loo aasaasay Somalism ayaa ah in la helo aragtiyo iyo mawduucyo cilmiyeysan oo ku saabsan siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya. Mawduucyada Siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya waa mid culus laakiin aan ahayn mid cilmiyeysan, aan nooleyn laakiin aan wali gebiga ka dhicin” – ayuu yiri Cabdijabaar Sh. Axmed

Emayl:

Cabdijabaar@somalism.so