Guudmar Warbixin: The Ogaden Situation by Central Intelligence Agency (CIA) on April 07, 1980
Warbixin ka kooban 25-bog oo ay diyaarisay hay?adda dhexe ee sirdoonka Maraykanka (Central Intelligence Agency ? CIA) ayaan akhriyay. Walow 25-ka bog meelo badan oo xasaasi ah ay qariyeen, haddana nuxurka iyo falanqeytuba waa ay muuqdaan. Goobaha ay qariyeenna, arrimo la xidhiidha siyaasaddooda amni ayaa u qariyeen. Warbixintani waxa ay ku saabsantahay xaaladda ay ku …