Waxaanu jecel nahay reer Binu Israa?iil!

Donald Trump wuxuu safarkiisiisa ugu horreeyay ee dibadda ah isagoo ah Madaxweynaha Mareykanka, booqday Israel. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqday Israa?iil wuxuuna noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee booqda Darbiga weyn ee Israa?iil, arintaan ayaa noqonaysa arin taariikhi ah. Isagoo xirnaa koofida kippa, Trump wuxuu si heer sare ah u aaday meesha quduuska ah ee …

Waxaanu jecel nahay reer Binu Israa?iil! Read More »